- Mid ka mid ah aroosyadii ugu qaalisanaa ayaa lagu qabtay gobolka Karnataka ee Hindiya. Waxaa lagu qiyaasayaa inay ku baxday ugu yaraan $74milyan.
- Arooska ninka ganacsadaha iyo ninka siyaasiga G Janardhana Reddy gabadiisa, Brahmani, ayaa laga xanaaqay iyadoo malaayin qof Hindiya ay lacag la'aan ku dhacday dhawaan kadib markii lacago qaar la joojiyay.
- Dharka ay xiran tahay gabadha ayaa wuxuu joogaa $2.5 milyan waxayna xiratay dahab qiimahiisu yahay $13milyan ayay sheegeen wararka.
- Arooska, Rajeev Reddy, oo labaatan iyo saddexjir ah Rajeev Reddy, ayaa ka dhashay reer ganacsato ah ee ka yimid Hyderabad.
- ciyaarta Barazil ee samba ayaa ka mid ahayd bandhigyadii loo sameeyay dadka ka soo qayb galay arooska.
- Mr Reddy ayaa la sheegay inuu dhahayay in lacagta uu bixiyay lix bilood ka hor intaysan dowladda ka joojin lacagaha qaarkood suuqa musuqmaasuq dartii
- Waxaa lagu dhaleeceyay arooska in lacag badan lagu qarash gareeyay.
- Dhisida meesha lagu qabtay arooska ayaa qadatau bilooyin S
Waxaa laga soo xulay sawirradii ugu fiicnaa ee laga qaado Afrika iyo Afrikaanka dunida kale todobaadka. Lahaanshaha sawirka AFP Image caption Waa Sawir la qaaday 19 August, 2017 oo muujinaya haweeney qabta dhar midabbo leh intii laguguda jiray dabbaaldegga sannadlaha ah ee Chale Wote Street Art Festival oo ka dhacay James town, Accra. Gabar Accra kaga qayb galaysa dabbaaldegga sannadlaha ah ee Chale Wote Street Art Festival. Lahaanshaha sawirka AFP Image caption Sawirkan waxaa la qaaday August 19, 2017, waxaana ka muuqda kooxda qalaama rogadka oo dhoollatus samaynaya intii lagu jiray dabbaaldegga sannadlaha ah ee Chale Wote Street Art Festival Boqollaal isugu jira kooxaha qalaama rogadka, qoob ka cayaarka iyo kuwa dadka ka qosliya ayaa ka qayb galay dabbaal degga. Lahaanshaha sawirka AFP Image caption Dumar isku marxabbaynaya meel u dhow far waaweyn oo marka la akhriyo noqonaysa "Jollof", waa cunno laga jecel yahay Nayjeeriya iyo galbeedka Afrika, waana intii lagu jiray...
Comments
Post a Comment