Sawirro aad u qurux badan oo laga soo qaaday bilicda deegaanka iyo duurjoogta dalka Botswana ee khaarad Africa
ANNA SOBOTKA
Anna Sobotka oo markii u horaysay booqatay Afrika ayaa sheegtay "in aysan filaynin in ay aragto quruxda iyo sumcadda uu dalka Botswana leeyahay" sawirkan maroodiyada biyaha isku qaboojinayana waxay ka qaaday beerta xayawaanka ee Chobe National Park
ANNE MAY
Sawir kale oo Anne May ay ka soo qaaday beerata xayawaanka ee Chobe National Park, markanse waa Gari biyo cabaya
Shinbir qurux badan oo duulaysa
PATRICIA MUELLER
Geed wayn
TUMISANG ENTAILE
Sawir laga qaaday tartan baabuur wadid oo lagu qabtay saxaraha sanadkii 2015
Gabal dhaca Okavango Delta.
Dabangaale taagan Makgadikgadi Pans oo ay cadceeddu ka sii dhacayso
TRISTAN FOUERE
Waqooyiga Okavango Delta
KIM PICKETT
Sawirkan muujinaya haramacadka Afrika waxaa qaaday Kim Picket oo subax hore maraya beerta xayawaanka ee Chobe National Park oo ku yaala dalka Koonfur Afrika
Xigasho;bbcsomali
Comments
Post a Comment