Waxaa daboolka laga qaaday boorsamiintada Filimka uu soo wado John Abraham ee Force 2.
Filimkan horey qeyb hore ayuu u lahaa laakiin qeybtan ayaa la tilmaamayaa iney ka fiican tahay qeybtii hore.
John waxaa filimkan wax kala jileysa Sonakshi Sinha Atariishada lagu magacaabo.
best move force 2
Comments
Post a Comment