Skip to main content

Posts

Showing posts from January, 2017

Bangiga Adduunka oo saadaalinaya 2.7% koror dhaqaalaha adduunka sanadka 2017

Lahaanshaha sawirka GETTY IMAGES Waxaa jiri doona oo kaliya koror yar ee dhaqaalaha adduunka sanadka 2017, sida uu saadaaliyay Bangiga Adduunka. Warbixinta dhaqaalaha adduunka ee (Global Economic Prospects) ayaa saadaalinaysa koror 2.7% marka la barbardhigo 2.3% ee korarkii sanadkii hore. Kororka ayaa waxaa keeni doona waddamada dhaqaalahoodu soo korayo sida uu sheegay bangiga. Laakiin waxaa jira hubaal la'aan kadib doorashadii Maraykanka, sida warbixintu sheegtay. Kororka dhaqaalaha Waddamada dhaqaalahoodu korayo dulsaarka lacagta ee la kordhiyay dalka Maraykanka iyo qiimaha doollarka oo kordhay ayaa keentay in la adkeeyo in la bixiyo amaahda, taasoo keentay in ammaahda lagu helo si qaali ah ama ay adag tahay in la helo. Laakiin bangiga ayaa filaya in kororka uu sii bato waddamadan, sababtoo ah, sicirka qayraadka dabiiciga sida shidaalka iyo macdanta oo kordhay, oo ay dalalkan badankooda dhoofiyaan. Dhaqaaleyahanada Bangiga ayaa sidoo kale filaya in hoos u dhaca dha...

UAE ayaa ku maalgalinaysa $163 bilyan tamarta nadiifka ah

Lahaanshaha sawirka AFP Image caption Abu Dhabi ku jirta imaarada ugu horaysa UAE ee hiigsanaysa tamarta nadiifka ah Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay inay doonayso inay ku maalgaliso $163 bilyan, mashruuc soo saaraya kala bar tamarta waddanka u baahan yahay oo nadiif ah. Waddanka oo soo saara shidaal badan ayaa rajaynaya inuu ku guulaysto qorshahan marka la gaaro sanadka 2050, wuxuu sheegay inuu rabo inuu dheeli tiro baahida dhaqaalaha iyo mida deegaanka. UAE ayaa leh mustaqbal tamar qorax oo badan waxayna doonaysaa inay dhinto isticmaalka shidaalka saliida. Waddanka ayaa ku jira waddamada ugu badan ee gaaska CO2 hawada ku sii daaya. UAE ayaa ka danbaysa Qadar, Kuwait iyo Baxrayn liiska Bangiga Adduunka ee gaaska CO2 ee qof walba uu hawada ku sii daayo.  t World Bank's worldwide list of CO2 emissions per capita . Ra'iisalwasaaraha UAE, Sheikh Mohammed bin Rashid al-Maktoum, ayaa sheegay inuu rajaynayo sanadka markuu yahay 2050, in 44% tamarta uu waddanka u ba...

Aasaasayaasha "bangi been abuur ah" oo lagu xiray Shiinaha

Lahaanshaha sawirka NANJING BROADCAST STATION Image caption Meesha waxay u ekeed bangi run ah waxaana joogay shaqaale. Maxkamad ku taalla magaalada Nanjing, ee Shiinaha ayaa amartay in la xiro laba nin oo lagu eedeynayo inay dadka ku khayaameen bangi been ah, si ay lacagtooda u dhigtaan, sidaas waxaa ku warrantay warbaahinta dowladda. Ragga, oo lagu kala magacaabo Zeng iyo He, ayaa lagu helay dembi ah inay jeebka isaga riteen $63 milyan oo dollar. Lacagtaasi waxaa lahaa illaa 400 oo macaamiil oo bangiga beenta ah lacag dhigtay. Xukun lagu ridi lahaa ayaa dib loo dhigay ka dib markii lagu oogay kiisas kale, sidaasi waxaa sheegay wargeyska People's Daily. Gaana 10 sano waxaa ka furnaa safaarad Maraykan oo been abuur ah Nigeria: Bariiska caag ma ahan ee wuu sumeysan yahay Waxaa lagu xukumayaa, Zeng, Sagaal-sano, iyo He oo sagaal-sano-iyo-bar xabsi ku jiridoono. Bangiga beenta ah, oo loo bixiyay co-operative, waxaa loo ekeysiiyay gudihiisa bangiga dowladda ay leedahay. ...

Guryaha ugu horeeya ee ay dhalinyarada iibsanayaan 'ayaa la dhisayaa sanadkan'

Lahaanshaha sawirka GETTY IMAGES Image caption Guryahan cusub ee la dhisayo ayaa ah kuwo ka raqiisan kuwa suuqa lagu iibiyo Kumanaan guryo oo loogu talagalay dhalinyarada guryaha ugu horeeya iibsanayso ayaa la dhisayaa, sida ay sheeg dowladda Britain. Soddon meelood oo ku yaala gobolka England ayaa heli doona lacag dhan £1.2 bilyan, oo loogu talagalay mashruuca "Starter Homes Land Fund" oo lagu dhisayo guryo cusub. Dhalinyarada guryaha iibsanaya waa inay da'dooda u dhaxaysaa 23 ilaa 40 waxayna helayaan guryo ugu yaraan ka raqiisan 20% inta ay suuqa ka joogaan. Laaakiin, mid ka mid ah dadka ku xeeldheer guryaha ayaa BBC u sheegay in waqtiga guryaha lagu dhisayo ay tahay wax adag in lagu guulaysto. Mashruuca Starter Homes Land Fund, ayaa markii ugu horaysay ay dowladda ku dhawaaqday sanadkii 2014, waxaana loogu talagalay inay dad badan guryaha ku iibsadaan. Guryaha la raqiisinayo ayaa ah kuwo qiimahoodu yahay ilaa £250,000 guryaha London banaankeeda ku yaala, iyo...

Nokiya oo soo bandhigtay telefoonkii Nokia 6 Android ee ugu horeeyay

Lahaanshaha sawirka The Nokia 6 ayaa ah teleefoonkii ugu horeeyay ee Android smartphone ee wata magaca Nokia Telefoonkii ugu horeeyay oo Nokia Android ayaa lagu iibinayaa Shiinaha oo kaliya. Telefoonka ayaa lagu iibin doonaa dukaanka internetka ee JD.com. Shaqaalaha ku howlan telefoonka Nokia 6, ayaa sheegay in telefoonka loo sameeyay si aad u saraysa ayna soo jiidan doonto macaamiisha waddanka. Ku dhawaaqidan ayaa ku soo aaday maalintii ugu danbaysay ee bandhiga teknoolajiyada ee CES ee lagu qabtay Las Vegas, halkaas oo telefoono cusub iyo qalabyo kale ee teknoolajiyada lagu soo bandhigay. Nokia ayaa joojisay inay soo saarto telefoono laakiin waxay ogolaansho u siisay shirkada Finishka ee HMD Global inay samayso telefoonada Nokia. Ilaa hadda , telefoonada ay HMD u soo saaraysay Nokia ayaa ahaa kuwa raqiiska ah ee aan ahayn Smartphone. Lahaanshaha sawirka HMD GLOBAL Image caption HMD Global ayaa soo bandhigi doona bisha Febraayo taleefoono Nokia Android oo lagu iibin doono ...