- Qaramada Midoobay waxay sheegtay in 5.6 milyan oo qof oo ku nool dalka Itoobiya ay u baahan yihiin gargaar deg deg ah
- Abaarta ayaa galaafatay qaar badan oo ka mid ah duunyadii ay dadku dhaqanayeen
- Abaarta ayaa galaafatay qaar badan oo ka mid ah duunyadii ay dadku dhaqanayeen
- Waxaa gabaabsi noqday daaqa iyo biyaha deegaanka Soomaalida Itoobiya
- Xoola dhaqatada ayaaa hadba dhinac u hayaama iyagoo biyo iyo daaq doon ah
- Dowladda Itoobiya ayaa beesha caalamka ka dalbatay $948 milyan si gargaar loo gaarsiiyo dadka ay abaauruhu saameeyeen
- Hay'adda caruurta ee Save The Children ayaa ka digtay in caruurta deegaanada ay abaartu saameysay ay u dhiman karaan nafaqo-darro
- Koonfurta Itoobiya kama da'in roobabkii la filayay taasoo xaaladda abaarta uga sii dartay
- Madaxa Qaramda Midoobay u qaabilsan gargaarka Stephen O'Brien ayaa booqday gobolka Wardheer oo ka mid ah goobaha ay abaartu saameysay
Bbc
Comments
Post a Comment