Labadii sano mar ayaa magaalada Tarragona ee Spain ay qabataa tartan dadka ay ku tartamayaan taallo dad ka samaysan.
- Koox samaysay taallo tartan la yiraahdo "castell" markii lagu qabtay tartanka magaaladaTarragona.
- 42 kooxood ayaa ka qayb qaatay tartan ka dhacay Tarragona, oo ku taal 100km banaanka Barcelona.
- Ilmo madaxa loogu xiray helmet badbaadiya ayaa ka mid ah kooxda oo meesha u koraysa saaran.
- Dhaqanka tartanka castells ayaa jirijiray ilaa qarnigii 18th ee Catalonian festivals.
- Kooxda ayaa bilaabaysa inay sameeyaan taallo iyagoo korka isaga istaagaaya si loo dhiso.
- Kooxaha ayaa dhibco ku helaya sida ay u kala dhib badan yihiin taalada ay sameeyaan. Taalada ayaa loo arkaa guul markii aysan kala daadan dadka.
- Taalladii ugu dhereed ayaa ahayd 10 dabaq oo sadex qof ay dabaqii saaran yihiin.
Comments
Post a Comment