Tartan loo qabtay dumarka maqaarkoodu casyahay (Albino) ee dalka Kenya
Tartanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay ragga uu maqaarkoodu casyahay(albino)
Mid ka mid ah ragga ka soo qeybgalay tartanka quruxda dadka uu maqaarkoodu casyahay ee Albino
Louise Lihanda, ayaa ku guuleysatay tartanka quruxda Albino oo markii ugu horreysay Kenya lagu qabtay
Mid ka mid ah raggii ka soo qeyb galay tartanka ugu horreeyay ee quraxda dadka uu maqaarkoodu casyahay
Gabadhan yar waxay ka mid ahayd dadkii daawanyay tartanka. Bulshooyinka uu maqarkoodu casyahay(Albino) ee ku nool bariga iyo bartamaha Afrika waxaa soo food saartay cabsi maadaama loo ugaarto jirkooda
Garsoorayaasha tartankan waxaa ku jirtay Deliah Ipupa oo tartamada quruxda caalamiga ah u matali jirtay Kenya
Comments
Post a Comment